Qarax sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay Matabaan

Qarax sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay Matabaan

daajis.com:- Ugu yaraan afar qof oo laba ka mid ah ay shacab yihiin ayaa lagu dilay seddex kale oo laba wariye ay ku jiraana waa lagu dhaawacay kadib markii qarax miino uu haleelay gaari ay la socdeen meel u dhow degmada Mataban ee gobalka Hiiraan.

Dadka dhintay waxaa ay aheen laba askari, darawalkii gaari iyo nin farsamo yaqaan ah.

Wariyayaasha dhaawacmay oo ka tirsan TV-ga maamulka Hirshabelle ayaa kala ah Khaalid Muxumed Cismaan (Ikacase ) iyo Cabdikariim Maxamed Siyaad.

Ciidamada dowladda iyo kuwa maamulka gobalka Hiiraan ayaa toddobaadyadii ugu dambeyay howlgalo ka waday degaano hoostaga degmada Matabaan, halkaas oo kooxda Alshabab ay bilo ka hor fariisinmm ka sameysatay.







_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:55 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada