DEG-DEG:- Dagaal ka dhacay garoonka Boosaaso, & Sacdiyo Salaad oo degtay

DEG-DEG:- Dagaal ka dhacay garoonka Boosaaso, & Sacdiyo Salaad oo degtay

daajis.com:- Warar madax banaan ayaa xaqiijinaya in Kusimaha Madaxweynaha Soomaaliya Sacdiya Salaad diyaaradii ay saarnayd ay ka dagtay magaalada Boosaaso, ka dib markii ay saacad kahor celisay Puntland, Duuliyaha diyaaradda ayaa sheegay in uusan Shidaal haysan uu kula laabto Muqdisho, taas oo halis galinaysa bad-qabka wafdiga iyo rakaabka saarnaa diyaaradda.

Iska horimaad khasaare geystay ayaa dhacdadan ka dhashay, kaas oo dhexmaray ciidamada PMPF-ta iyo PSFta ee kusugan magaalada Boosaaso, ciidanka PSF ayaa doonayey in ay soo galbiyaan kolonyada wafdiga Kusimaha Madaxweynaha, halka PMPF-tuna ay haysteen amar kasareeya oo ah in aysan oo dagi karin.


Isimadda gobalka Barri ayaa dhankooda amray in diyaaraddu dagto, bulshada la gaarsiiyo Deeq gargaar ee ay galbinayso Kusimaha Madaxweynuhu.






FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:32 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada