Haweeney Mareykan ah oo ganacsade Soomaaliyeed ku eedeysay inuu kufsaday

Haweeney Mareykan ah oo ganacsade Soomaaliyeed ku eedeysay inuu kufsaday

daajis.com:-Saynisyahanad u dhalatay mareykan ah oo heysata shahaadada PhD ayaa Mulkiilaha Shirkadda Beeyada ee Asli Maydi Mr. Barkhad Xasan ku eedaysay inuu Kufsi u gaystay.

Anjanette DeCarlo waxay sheegtay inay cilmi baaris ka wadday Somaliland, sanadkii 2018 ayna Barkhad la kulantay isagoo u soo bandhigay inay shirkaddiisa la fuliso mashruucaas cilmi baarista ah, balse ugu dambayn uu ku kufsaday qol uu qasab ku galiyay.

Haweenaydan ayaa sidan u sheegtay Channelka Vice News oo laga leeyahay dalka Maraykanka.


Sidoo kale waxay wareysiga ku soo bandhigtay qodobo kale oo ay ka mid ahaayeen In Barkhad uu lunsaday dhaqaale Hay’adda doTTERRA ugu soo dhiibtay dadka Beeyada beerta, dhaqaalahaasi oo loogu talogalay in dadkaasi loo siiyo Cunto, Caafimaad iyo Waxbarasho.








FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:27 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada