Rabshado laga cabsi qabo inay ka dhacaan Kenya kadib natiijadii doorashada

Rabshado laga cabsi qabo inay ka dhacaan Kenya kadib natiijadii doorashada

daajis.com:- Ammaanka dalka Kenya ayaa aad loo adkeeyay ayadoo ciidamada rabshadaha ka hortaga xalay la arkayay iyagoo lagu daabulayo meelaha qaar oo ay ku jiraan deegaano kamid ah magaalada caasimadda ah ee Nairobi.

Waxaa jirta laga cabsi qabo inay dhacaan rabshado ka dhasha ku dhawaaqistii natiijada doorashadii Kenya ka dhacday oo uu shalay ku guulaystay xilka madaxtanimada dalkaas William Ruto.

Magaalooyinka qaar ayaa looga dabaal dagay guusha William Ruto inkastoo ay jiraan magaalooyinka qaar oo ay ku noolyihiin taageerayaasha musharaxa aanan wali natiijada aqbalin ee Raila Odinga oo xalay caro iyo xanaaq uu gabalku ugu dhacay.








FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:50 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada