Daawo Sawirada:- Abaabul dagaal xoog leh oo ka socda Muqdisho & Beel ku dhawaaqday

Daawo Sawirada:- Abaabul dagaal xoog leh oo ka socda Muqdisho & Beel ku dhawaaqday

daajis.com:- Kulan ballaaran oo maanta ka dhacay Magalada Muqdisho ayaa waxaa iskugu yimid mid ka mid ah beelaha degga gobolka hiiraan iyagoo ku dhawaaqay inay dagaalka ka dhanka ah al shabaab ee ka socda xoreyntiisa gobolkaasi ay ka qeyb geli doonaan.

Beesha gaal jecel oo siyaasiyiintooda iyo saraakiishooda ciidanka ay ka qeyb galeen kulanka waxay ballan qaadeen inay duulaanka deegaanadaasi lagu xoreynayo ay ku biirayaan si nabad gelyada loo adkeeyo.




Deegaanada beesha ay degto ayaa qeyb ka ah meelaha ay weli ka taliyaan ururka al shabaab marka la eego gobollada Hiiraan,Shabeelooyinka,Jubbooyinka,Gedo ilaa bay iyo bakool.















FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:06 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada