SAWIRO:- Maamulka Koonfur Galbeed oo soo bandhigay Ciidamo la dagaalama Al-Shabaab

SAWIRO:- Maamulka Koonfur Galbeed oo soo bandhigay Ciidamo la dagaalama Al-Shabaab

daajis.com:- Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa Maanta Magaalada Baydhabo kusoo bandhigay Ciidamo aad u farabadan, kuwaas oo maamulku sheegay in loogu talo galay inay la dagaalamaan ururka Al-Shabaab.

Ciidamadaan oo dhawaan uu tababar ugu soo xirmay magaalada Baydhabo ayaa waxaa Xarunta Madaxtooyada kula hadlay Taliyaha Ciidanka Madaxtooyada Koonfur Galbeed Isaaq Cali Isaaq ayaa u sheegay inay u diyaar garoobaan dagaalka ka dhanka ah ururka Al-Shabaab.

Wuxuu sheegay in Ciidamadan loogu talo galay inay bilaabaan howlgallo ka dhan ah Ururka Al-Shabaab, kaas oo laga fulinayo dhammaan waddooyinka iyo degmooyinka u go’doonsan Ururka Al-Shabaab.


Ciidamadan oo wata hubka noocyadiisa kala duwan ayaa Maamulka Koonfur Galbeed uu sheegay inay ka go’an tahay inay fuliyaan howlgallo  ka dhan ah Ururka Al-Shabaab iyo xaqiijinta amniga dhammaan degaannada Koonfur Galbeed.







FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:33 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada