Dhaqaale xumo darran oo soo wajahday shacabka Britain

Dhaqaale xumo darran oo soo wajahday shacabka Britain

daajis.com:- Shacabka Britain ayaa ka cabanaya dhaqaale xumo baahsan, halka qiimihii maciishada, korontada iyo shiidaalkuna cirka isku shareereen.

Dhaqaale xumadan ayaa xataa saameysay qaar ka mid ah shaqaalaha ka shaqeeya hay’daha caafimaadka, waxbarashada, warshadaha iyo dadka qabta shaqooyinka qaadaa ama dhargaaga.

Qoysas badan ayaa la daalaa dhacaya inay si wanaagsan u quudiyaan caruurtooda, taasi oo saaameyn ku yeelanaysa tayada waxbarashada caruurta.

Ismaaciil Ducaale Yuusuf waa Macallim Soomaaliyeed, waxa uu u shaqeeyaa Wasaaradda Waxbarashada magaalada Sheffield.

Wariyaha VOA-da Qaarada Yurub ayaa ka wareystay, saameynta dhaqaale xumidani ku yeelanayso tayada waxbarashada ardeyda






FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:22 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada