NISA oo sheegatay dilka 21 ka tirsan maleeshiyada Al-shabaab

NISA oo sheegatay dilka 21 ka tirsan maleeshiyada Al-shabaab

daajis.com:- Warbaahinta dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ciidamada hay’adda nabadsugidda ee NISA ay manata hawlgal ka sameeyeen deganaka Galka Saalimow oo ku yaal gobolka Shabeellada Dhexe, ayna ku dileen 21 ka tirsan Al-Shabaab, 10 kalena ku dhaceen.

Howlgalkan ayaa la sheegay inuu ka dambeyeey markii ay ciidamada Helene xog ku saabsan inay koox ka tirsan jabhadaha Al-Shabaab ay weerar qorshaynayeen.

Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay muddo afar maalmood gudahood ah dishay in ku dhow 200 ka tirsan maleeshiyaadka Al-Shabaab, tiradaasi oo ana weli si madaxbannaan loo xaqiijin.







FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:22 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada