SAWIOR:-Ciidamo ka qeyb qaata xoreynta degmada Ceelbuur oo ka baxay Magaalada Muqdisho

SAWIOR:-Ciidamo ka qeyb qaata xoreynta degmada Ceelbuur oo ka baxay Magaalada Muqdisho

daajis.com:- Ciidamo katirsas kuwa dowladda Soomaaliya balse loo abaabulay hab Beeleed ayaa Maanta diyaarad ka qaaday garoonka diyaaradaha Aadan-Cadde ee Muqdisho, iyaga oo ku wajahan Magaalada Dhuusamareeb.

Ciidamadan ayaa ku biiri doona Ciidamo kale oo horay loo geeyay Magaalada Dhuusamareeb si ay uga qeyb noqdaan howlgalka AS looga saarayo degmada Ceelbuur ee Gobolka Galgaduud.

Xildhibaano katirsan golaha Shacabka oo uu kamid yahay Xildhibaan Cumar Cali Cabdi ayaa aroonka diyaaradaha Aadan-Cadde ee Magaalada Muqdisho ka sagootiyay Ciidamada, iyaga oo sheegay inay dhawaan bilaabi doonaan howlgalka ka dhanka ah Al-Shabaab.










FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:27 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada