Ciidamada Booliska Brazil oo dib ula wareegay dhismaha baarlamaanka

Ciidamada Booliska Brazil oo dib ula wareegay dhismaha baarlamaanka

daajis.com:- Madaxweynaha Brazil Luis Inacio Lula da Silva, ayaa aqalka koonagreeska iyo dhismayaasha kale ee dowladda ee ku yaalla Brasilia, saacado uun kadib markii halkaas ay weerar ku qaadeen taageerayaasha madaxweynihii hore ee Brazil, Jair Bolsonaro.

Booliska ayaa dib ula wareegay gacan ku haynta goobihii ay ku sugnaayeen taageerayaasha, iyadoo boqolaal qof la xiray.

Mar sii horeysay, Madaxweyne Lula da Silva ayaa sheegay in kuwii weerarka geystay lasoo qaban doono isla markaana tallaabo laga qaadi doono.

Qaar ka mid ah taageerayaasha Mr Bolsonaro ayaa diiday in ay aqbalaan guuldaradii doorashadii ka soo doorashada iyo guusha uu gaaray madaxweyne Da Silva.

Madaxweynihii hore – oo hadda ku sugan Mareykanka — ayaa beeniyay inuu kicinayo qalalaasaha.

Waxa uu bartiisa Twitter-ka ku soo qoray in uu waligiis ixtiraami jiray dastuurka iyo sharciga Brazil..

Office Nairobi Kenya










FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:05 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada