Wararkii ugu danbeeyey ee dagaal ay 10 qof ku dhinteen oo ka dhacay duleedka Baydhaba

Wararkii ugu danbeeyey ee dagaal ay 10 qof ku dhinteen oo ka dhacay duleedka Baydhaba

daajis.com:-  Ugu yaraan 10 qof ayaa ku dhintay tira kalena waa ay ku dhaawacmeen dagaal xalay saqdii dhexe ka dhacay duleedka magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay.

Haddaba, wararkii u danbeeyey ee khasaaraha dagaalkaasi iyo xaaladda deegaanka lagu dagaallamay waxaa warkan ka soo diray wariyaha VOA, Mukhtaar Maxamed Catoosh.









FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:16 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada