Wadamada Safka hore oo sheegay in ay ka qayb qaadanayaan Hawlgallada ka dhan ka ah Alshabaab

Wadamada Safka hore oo sheegay in ay ka qayb qaadanayaan Hawlgallada ka dhan ka ah Alshabaab

daajis.com:- Shir ay isugu yimaadeen dalalka Safka hore ee hoggaaminaya hawlgalka ka dhanka ah Alshabaab ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho, waxana shir  guddoominay Taliyaha Ciidanka hawlgalka wada jirka ah Jeneraal Maxamed Cali Bariise,iyadoo kulankan diirada lagu saaray muhiimada hawlgalkan wada jirka ah iyo sidii bulshada qayb uga noqon lahayd.

Sidoo kale , Shirka ayaa waxa kasoo qayb galay saraakiil ka socotay dalalka Safka hore ee kala ah Jabuuti,Ethiopia,Kenya iyo Safiir kuxigeenka Safaaradda Maraykanka ee Muqdisho.

Dalalka Safka hore ayaa balan qaaaday in kaalin weyn ay ka qaadan doonaan dagaalka ka dhan aka Alshabaab.







FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:03 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada