DAAWO:- Aadan Barre Ducaale oo ku hanjabay in ay AS la dagaalami doonaan

DAAWO:- Aadan Barre Ducaale oo ku hanjabay in ay AS la dagaalami doonaan

daajis.com:- Dowladda Kenya ayaa wacad ku martay inay si toos ah ula tacaali doonto Ururka Al-Shabaab ee ka dagaalama Soomaaliya, kuwaas oo mararka qaar weeraro ka geysta Gudaha dalka Kenya.

Wasiirka Difaaca Kenya Aada Barre Ducaale ayaa ku nuuxnuuxsaday in Ciidamada Difaaca Kenya (KDF) iyo kooxaha kale ee ammaanka ay la tacaali doonaan dhaqdhaqaaqyada la xiriira argagixisanimada si loo xaqiijiyo in dhulka Kenya uu ahaado mid ammaan ah.

Waxa uu xusay in aan la ogolaan doonin in ay ku dhiiradaan falalka Argagixiso ee ka dhaca dhulka Kenya, isaga oo sicad u sheegay inay Al-Shabaab kula dagaalami doonaan Gudaha Soomaaliya.








FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:31 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada