Daawo Video:- Rag ka tirsan Shabaab oo toogasho lagu dilay Muqdisho

Daawo Video:- Rag ka tirsan Shabaab oo toogasho lagu dilay Muqdisho

daajis.com:-Laba nin oo ka tirsanaa Al Shabaab ayaa maanta ciidamada amaanka ay ku toogteen suuqa bakaaraha ee magaalada Muqdisho, kadib marki ay dil u geysteen askari ka tirsanaa ciidamada dowladda.


Labadan nin ayaa suuqa bakaaraha ku dilay askari ka tirsanaa ciidamada dowladda, iyagoona isku dayay inay goobta ka baxsadaan balse islamarkiiba ay toogteen ciidamo ka tirsan dowladda Soomaaliya.


ciidamada dowladda ayaa sidoo kale gacanta ku dhigay laba ka tirsan Al-shabaab, kuwaasi oo la socday raggaan wax dilay ee iyana la dilay.

HALKAAN KA DAAWO VIDEO-GA:



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 09:28 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada