Daawo Video:- Dhaqtarad Talyaani ah oo dishay 38 bukaan ah.

Daawo Video:- Dhaqtarad Talyaani ah oo dishay 38 bukaan ah.

daajis.com:- Kalkaalisada Talyaani ah ayaa dishay 38 bukaan ah, kuwaasi oo ugu baahnaa kaalmeyn iyo daryeel dheeri ah, waxay u aragtay ama ay dhibsaday howshooda.

Daniela Poggiali, oo 42 sano jir ayaa Booliska magaalada Lugo, ee gobolka waqooyiga Italy ay xereen iyadoo baaritaan la sameeyay lagu ogaaday geerida 38 bukaan oo ugu danbeysay Rosa Calderoni, oo 78 sano jir aheyd.

Haweeneydan ayaa u adeegsan jirtay qaarijinta bukaanada ay dhibsato sun dareero ah oo lagu magacaabo Potassium chloride, laguna ogaaday baaritaan la sameeyay.


Weli go’aan maxkamadeed sooma bixin oo ku aadan xukunka haweeneydan dishay 38 bukaan oo waayeelo u badnaa.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 08:48 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada