VIDEO:- Muuqaal si qarsoodi ah looga duubay askarta Kenya oo laaluush ka qaadanaya Soomaalida

VIDEO:- Muuqaal si qarsoodi ah looga duubay askarta Kenya oo laaluush ka qaadanaya Soomaalida

daajis.com:- Muuqaal si qarsoodi ah looga duubay ciidamada amaanka magaalada Nairobi ee ka howlgala wadada jam street oo ah xaafada ay degaan Soomaalida ayaa muujinaya askar Kenyan ah oo dad Soomaaliyeed gaadiidka shabaqlaha ah ku guraya, isla markaana laaluush ka qaadanaya.


Howlgal ay ciidamada si joogto ah ugu fuliyaan xiliyada xaafada Soomaalida ay ku badan tahay ee Eastleigh ayaa xiliyada habeen ay usoo shaqo tagaan askarta Kenya, iyadoo dadka qabqabta, ciddii xooggaa lacag ahna siisa ay sii daayaan.

Muuqaalkaan ayaa muujinaya dhalinyaro Soomaali ah oo lagu gurayo gaari shabaqle ah iyo dhalinyaro ay is afgaranayaan askarta, kadibna sii deynayo.

HALKAN KA DAAWO VIDEO-GA 


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada