VIDEO Londan: Tuug Dahab ka dhacay soomaali oo sameeyay arin yaab leh

VIDEO Londan: Tuug Dahab ka dhacay soomaali oo sameeyay arin yaab leh

daajis.com:- Dukaan ku yaal bartamaha magaalada Londan oo lagu iibiyo Dahabka ayaa waxaa dhac u geystay Tuug xili ay aheyd maalin cad, waxaana tuugaasi xili uu kasoo baxsanayay dukaanka uu la kulmay muwaadin Ingriisi ah oo uu ku sameeyay arin cajiib ah.

Kaamirada wadooyinka ku rakiban ayaa waxay qabatay ninkani oo uu isku duubayo muwaanka Ingriisi ah, kaasoo kala kulmay wax uusan fileyn, wuxuuna tuugii lasoo baxay Baangad ama Faash, taasoo keentay in muwaadinka uu naftiisa la baxsado.


Halkaan ka Daawo RIIX


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:28 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada