Daawo:- ISIS oo laga roonayaal kasoo tuurtay dabaq

Daawo:- ISIS oo laga roonayaal kasoo tuurtay dabaq

daajis.com:- Dowladda khilaafada Islaamiga ee Ciraaq iyo Siiriya ayaa baahiyay sawirro naxdin leh oo muujinaya xukun adag oo ay ku fuliyeen labo dhalinyaro ah oo lagu soo eedeeyay in ay ahaayeen laga-roonayaal ka dhaxeeyay xiriir jinsi.

Labadan dhalinyarada ayaa laga soo tuuray dabaq aad u dheer, waxaana xukunkooda loo cuskaday sharciga “liwat.” “Liwat” ee laga roonayaasha.

Kooxo wajiyada soo duubtay ayaa madax madax ugu tuuray dhulka labadan dhalinyarada ah, iyadoo aan la xaqiijin karin in dambiyada lagu soo eedeeyay ee qaniisnimada tahay mid dhab ah.

Ma ahan markii ugu horeysay ee ISIS xukun ceynkaan ah ku fuliyaan rag lagu soo eedeeyay falalkaan foosha xun.







FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 04:38 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada