daajis.com:- Gabadhaani yar ayaa waxaa lagu magacaabaa Anajali Kumari, waxa ayna kasoo jeedaa Degmadda Ranji ee Gobalka Jharkhand ee Bariga dalka Hindiya.
Anajali Kumari oo aad u yar ayaa waxaa sanad jirkeeda lagu sheegay Todobo sano waxa ayna mar qura lasoo baxday xanuun aan la garaneynin waxa uu yahay kaasi oo u muuqaal ekeysiiyay sida qof waayel ah.
Carruurta waxay cuqdad ka qaadeen qaabka ay Bulshadda ula dhaqmaan, waxay dhibsadaan Erayadaha loogu yeero.
Gabadhaani waxa ay sheegtay inay Bushadda Deegaanka ugu yeeraan Erayo ay ka Niyad-jabsan yihiin.
Dhakhaatiirta caafimaadka dalka India ayaa ka quustay daweynta Anajali Kumari, waxa ayna sheegen in cudurkaasi aysan horay u arag islamarkaana aysan aqoon wax ay ku daweeyan.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 03:00 and have
, Published at