Wasmada Dumarka Casriga ah & Nooca Ugu Macaan Tilmaan Sir Ah?

Wasmada Dumarka Casriga ah & Nooca Ugu Macaan Tilmaan Sir Ah?

daajis.com:- Cilimi baaris qota dheer oo ay sameestay Hay’ad ka Shaqeysa Cilimiga Jinsiyada oo  ku taalo dalka  Jarmalka ayaa dhowaan shaachasay in xiliga  ugu wanaagsan galmada ay tahay xiliyada  qabowga, iyadoo arintaasina raga ay raaxo waali ah ka helaaan waqtiyada qaboobaha.

Daraasada ayaa sidoo kale lagu tilmaamay in raga 70%  ay neceb yihiin Galmada xiliyada kuleylaha ,waxeyna daraasada haweenka caalamka kula dar daarantay in ay yareeyaan dalabka ragooda xilga uu jiro kuleylaha
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 04:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada