Daawo: Askar Ukrain u dhalatay oo nolosha ku aasaya nin Russian ah

Daawo: Askar Ukrain u dhalatay oo nolosha ku aasaya nin Russian ah

daajis.com:- Muuqaalkan naxdinta iyo argagaxa kugu beeri doona waxaa laga soo dooyay Channel Russian ah oo lagu magacaabo TV Zvezda .

Sida aad ku daawan doontaan Muuqaalka 4 askari oo u dhalatay Ukrain, ayaa waxeey God ay qodeen ku tuurayaan nin Russian ah oo gacmaha ka xiran, deetana waxeey bilaabayaan ineey nolosha ku aasaan.

Muuqaalkan markaad daawato waxaad ka dhex maqleysaa Codka dhibanahan oo sheegaya inuusan dhiman oo uu noolyahay, taasoo lamicno ah in walbo ay dilaan oo aysan ku duugin nolosha.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada