Daawo: Ajaanib lagu haystay Mudug oo lasii daayey iyo Mid kamid ah oo Farxad la qayliyey Garoonka Gaalkacyo

Daawo: Ajaanib lagu haystay Mudug oo lasii daayey iyo Mid kamid ah oo Farxad la qayliyey Garoonka Gaalkacyo

daajis.com:-  Shaqale AJaanib ah oo Gaadhayey  26 qof, oo Mudda Afar Sano ah Afduub ah loogu haystay deegaano ka tirsan Gobolka Mudug,  ayaa lagu guuleystay in laga sii daayo Kooxo Burcadbeeeda, kuwasi oo la sheegay inay ku sii daayeen lacag madax furasho oo la siiyay.


Shaqaalahan ayaa waxaa horey u Geeriyooday Sadex kamid ah, waxaana laga dhoofiyey Garoonka Diyaaradaha ee Gaalkacyo, Iyadoona loo qaaday magaalada Nairobi ee dalka Kenya, Halkaasi oo ay uga sii gudbi doonaan dalalka ay kasoo Jeedaan.

Mid kamid ah Shaqaalaha lasii daayey ayaa Cabiray Dareenkiisa Xiligii uu Diyaarada Fuulayey, Wuxuuna sheegay inuu aad ugu Farax san yahay inuu dib ula Midoobi doono Qoyskiisa, oo wax badan Ilmeeyay.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada