Daawo: Dhismaha Maxjarka Gaalkacyo Puntland ay ka dhisayso oo Gabo-gabo Maraya iyo Warbixin Cusub

Daawo: Dhismaha Maxjarka Gaalkacyo Puntland ay ka dhisayso oo Gabo-gabo Maraya iyo Warbixin Cusub

daajis.com:- Dhismaha MAXJARKA Xoolaha ee maamulka Puntland uu ka dhisayey magaalada Gaalkacyo ayaa hada soo gaadhay Meel gabo-gabo ah, waxaana la sheegay inayna Saamayn ku yeelan dagaalada ka socda magaalada Gaalkacyo.


Sidoo kalana waxaa Halkaasi ka hadlay Qaar kamid ah Dad waynaha ku dhaqan magaalada Gaalkacyo iyo Xubnaha Dhismahaasi gacanta ku haya ayaa ka hadlay sida uu dhismihu u socdo, waxayna sheegeen inayna ahayn meel ciidan dagayo ee ay tahay meel Xoolaha loogu tala galay.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 14:16 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada