Badmaaxiin sheegay in Burcad-Badeeda Soomaalida ku qasbi jireen cunista Dooliga

Badmaaxiin sheegay in Burcad-Badeeda Soomaalida ku qasbi jireen cunista Dooliga

daajis.com:- Mid kamid ah Badmaaxiinta maalmo kahor ay sii deysay Burcad-badeeda Soomaalida oo lagu magacaabo Arnel Balbero, ayaa sheegay in lagu qasbi jiray ineey cunaan Dooliga iyo wax walboo loo keeno si ay usii noolaadaan.

Arnel Balbero oo la hadlayay BBC-da ayaa sheegay ineey cuni jireen Dooliga lana siin jiray xoogaay yaroo Biyo ah maalinkii.


“Waxeey noola dhaqmeen si kabaxsan Bini aadanimada, waxeey nagu qasbi jireen inaan cuno Dooliga isagoo nool” ayuu yiri Arnel Balbero.
Badmaaxiintan ay sii deysay Burcadbadeeda ayaa haatan kusugan magaalada Nairobi ee dalka Kenya, waxaana lagu wadaa ineey u kala safraan dalalkii ay u dhasheen.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 15:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada