daajis.com:- Caasha Geelle Diiriye oo Xilal kala duwan horey uga soo qabatay Dawlada soomaaliya iyo maamulka Puntland, Kana soo jeeda magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug, ayaa sharaxaad ka bixisay dagaalada ka socda magaalada Gaalkacyo ee u dhexeeya maamulada Puntland iyo Galmudug.
Caasha ayaa waxay sheegtay in dagaalkan uu ka Weji duwan yahay dagaaladii dhici jiray, Waxayna sheegtay in laga leeyahay Ujeedooyin siyaasadeed, waxayna sheegtay inayna ahayn dagaaladii caadiga ahaa, Iyadoona ay Dhimashadiisu yartay, sidoo kalana magaalada uu ka baxsan yahay.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 16:00 and have
, Published at