Daawo: Booqashadii C.maalik Coldoon ee Xeebta LIIDO iyo XAMAR (Muuqaal)

Daawo: Booqashadii C.maalik Coldoon ee Xeebta LIIDO iyo XAMAR (Muuqaal)

daajis.com:- Magaalada muqdisho ayaa waxaa ku taala XEEBTA LIIDO oo kamid ah Goobaha ugu mashquulka badan maalmaha Fasaxa, iyadoona ay Halkaasi usoo Damaashaad tagaan qaybaha kala duwaan ee Bulshada oo u badan Dhalinyarada soomaaliyeed.


Wariye C.maalik Muuse Coldoon oo dhowaan Booqasho ku tagay magaalada Muqdisho, ayaa wuxuu Xeebta Liido kula Kulamay Dhalinayaro kala duwan, Isagoona Ka diyaariyey Muuqaalkan.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada