Liiska Xiddigihii Ku Soo Guuleystay Abaalmarinta European Golden Boy Oo Dhameystiran Oo Ay Ku Jiraan Messi, Aguero & Balotelli

Liiska Xiddigihii Ku Soo Guuleystay Abaalmarinta European Golden Boy Oo Dhameystiran Oo Ay Ku Jiraan Messi, Aguero & Balotelli

daajis.com:- Xiddiga Bayern Munich Renato Sanches ayaa sannadkaan ku guuleystay abaalmarinta Wiilka Dahabiga Ee European Golden Boy isagoo ka qaaday xiddigaha Marcus Rashford iyo Kingsley Coman oo kaalimaha labaad iyo seddexaad soo galay.

19 jirka reer Portugal oo ku guuleystay Euro 2016 xagaagii ayaa abaalmarinta Golden Boy waxaa maanta lagu gudoonsiin doonaa magaalada Monte Carlo ee gobolka Monaco.

Waxaa abaalmarintaan u codeeya 30 joornaaliiste oo ka shaqeeya warbaahinta ugu caansan Yurub waxaana bixisa jariirada Talyaaniga ee Tuttosport.

Hadaba waxaan eegeynaa xiddigihii ku guuleystay abaalmarintaan tan iyo markii la aas-aasay sannadii 2013 iyo kooxdii ay waqtigaas joogeen:

2003: Rafael van der Vaart (Ajax)

2004: Wayne Rooney (Man United)

2005: Lionel Messi (Barcelona)

2006: Cesc Fabregas (Arsenal)

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:47 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada