Daawo sawir dareen dadnimo ku dareensiinaya oo laga sameeyay Musharaxiinta

Daawo sawir dareen dadnimo ku dareensiinaya oo laga sameeyay Musharaxiinta

daajis.com:- Sawir gacmeedkaani ayaa waxaa lagu bidhaaminayaa cadaalad darida heysata beelaha Soomaaliyeed qaarkood kuwaasi oo laga soomiyay Kursiga ugu sareeya dalka.

Farshaxaniistaha sawirkaani sameeyay ayaa meesha kusoo tubay Musharaxiinta Beelaha Hawiye iyo Daarood ee loolanka ugu jira Madaxtinimada dalka.
Musharaxiintaani ayaa u badan laba beel waxa uuna qalinka ku qotomaa Beesha Abgaal iyo Daarood oo ugu badan.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada