MUUQAAL: Taliyihii Milatariga Somalia oo HARGAYSA Tagay, Sababta loo xidhi waayey iyo Weerar uu ku Qaaday Xasan Sheekh iyo Jen. Maxamed Cali Samatar

MUUQAAL: Taliyihii Milatariga Somalia oo HARGAYSA Tagay, Sababta loo xidhi waayey iyo Weerar uu ku Qaaday Xasan Sheekh iyo Jen. Maxamed Cali Samatar

daajis.com:-Taliyihii hore ee Ciidamada Milatariga Soomaaliya Jen. Maxamed Nuur Galaal ayaa dhowaan gaadhay magaalada Hargeisa, Wuxuuna ka hadlay Sababta keentay inuu Hargeisa yimaado, Sababta loo xidhi waayey, kulan uu la qaatay Axmed Siilaanyo iyo Gabadh uu dhalay oo lagu guursaday Hargeisa.

Dhinacakale wuxuu weerar afka ah ku qaaday Alle ha naxariistee Jen. Maxamed Cali Samatar oo dhowaan lagu Aasay Muqdisho, Isagoona madaxwayne xasan sheekh ku eedeeyay inuu Buun Buuniyey.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:47 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada