Daawo Muuqaal: Cabdi Qaybdiid, Dufle iyo FAROOLE oo ka Hadlay Doorashadii Aqalka Sare “Somaliland way ku jirtaa”

Daawo Muuqaal: Cabdi Qaybdiid, Dufle iyo FAROOLE oo ka Hadlay Doorashadii Aqalka Sare “Somaliland way ku jirtaa”

daajis.com:- Waxaa maanta magaalada Muqdisho Lagu doortay Gudoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlmaanka Soomaaliya oo loo doortay Cabdi Xaashi Cabdilaahi, Gudoomiye ku xigeenka 1-aad oo loo doortay Abshir Bukhaari iyo Gudoomiye ku xigeenka 2-aad oo loo doortay Mowliid Xuseen Guhaad.

Hadaba doorashada kadib Warbaahinta la hadlay C.raxmaan Maxamaed Faroole, Cabdi Xasan Cawaale (Qaybdiid) Cismaan Maxamuud Dufle iyo Maxamuud Axmed Mashruuc oo kamid ah Aqalka sare ee Baarlamaanka.

” Xildhibaankii ugu horeeyay ee loo doortay Aqalka Sare wuxuu kasoo jeedaa Somaliland, Taasi Macnaheedu waa Somaliland way ku jirtaa “ Ayuu yidhi Faroole.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 04:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada