Daawo Sawirada: Wariyaal waxyeelo kasoo gaartay Weerarkii lagu qaaday Hotelka Dayah

Daawo Sawirada: Wariyaal waxyeelo kasoo gaartay Weerarkii lagu qaaday Hotelka Dayah

daajis.com:- Qaar kamid ah Wariyaasha ka howlgala magaalada Muqdisho ayaa waxyeelo waxa ay kasopo gaartay Weerarkii Ismiidaaminta iyo midkii tooska ahaa ee saakay lagu qaaday Hotelka Dayax ee magaalada Muqdisho.

Afar wariye oo u badnaa Sawir qaadayaal la shaqeeya Wakaalada Wararka Caalamka qaarkood ayaa ku dhaawacmay weerarkii lagu qaaday Hotelka Dayah xili ay Wariyaashaasi ay muuqaalo ka duubayeen Weerarka.

Gaari nuuciisu ahaa NOAH oo la dhigay banaanka Hotelka ayna ku xirnaayeen waxyaabaha qarxa ayaa waxyeelada xoogiisa gaarsiiyay wariyaasha, waxaana dhaawcayada wariyaashan oo u badan kuwa fudud la geeyay Isbitaalka Madiina.
Isbitaalada magaalada Muqdisho qaarkood ayaa la geeyay dhaawcayada iyo dadka ku dhintay weerarka lagu qaaday Hotelka Dayah oo inta badan dad shacab ah, waxaana weerarkan qasaaraha ka dhashay uu yahay mid sii kordhaya.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:59 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada