Aqriso liiska 11 Wasaaradood oo aan laheyn wasiirul Dowlayaal

Aqriso liiska 11 Wasaaradood oo aan laheyn wasiirul Dowlayaal

daajis.com:- Xasan Cali Kheyre, Ra’iisul wasaaraha dalka ayaa maanta magacaabay golihiisa wasiirada oo ka kooban 26 wasaaradood.

Wasaaradaha dhammaantood waxa ay leeyihiin ku xigeenno, balse ma wada lahan wasiiru dowleyaal.

Waxaa jira 11 wasaaradood oo aan lahayn wasiir dowleyaal, kuwaasi oo hoos ku xusan:

1-Wasaaradda Xanaanada xoolaha

2-Wasaaradda Haweena iyo Xuquuql Insaanka

3-Wasaaradda Batroolka

4-Wasaaradda Beeraha

5-Wasaaradda Caafimaadka

6-Wasaaradda Kalluumeysiga

7-Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha

8-Wasaaradda Warfaafinta

9-Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalahah

10-Wasaaradda Korintada iyo Biyaha

11-Wasaaradda Gargaarka Aadanaha
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada