Daawo: Baabul Camey oo Jidka u galay Wafdi Ku socday Buuhoodle “Diyaarad aan P.LAND Fasax ka haysan Garoonka Buuhoodle kama degi Karto” (Waraysi)

Daawo: Baabul Camey oo Jidka u galay Wafdi Ku socday Buuhoodle “Diyaarad aan P.LAND Fasax ka haysan Garoonka Buuhoodle kama degi Karto” (Waraysi)

daajis.com:- C.xakiin C.laahi Camey (Baabul) oo Madaxwayne ku xigeenka ugu magacaaban Maamulka Puntland ayaa ka hadlay Sababta ay Diyaarad kuwa Gar-gaarka ah oo u socotay magaalada Buuhoodle ee Xarunta Gobolka Cayn ay ugu Khasbeen inay kasoo degto magaalada Garoowe, Iyadoona Halkaasi lagu dhibaateeyay Wafdiga ku socoday Buuhoodle.


Cabdixakiin Camey ayaa sheegay in Wafdigaasi oo u badan Maraykan ay Sharci daro ku socdeen Wuxuuna ku eedeeyay inay Casuumada ka heleen Madaxwaynaha khaatumo Dr. Cali Khaliif, Wuxuuna ku dooday Inay Puntland Xukunto Buuhoodle ” Diyaraarad aan Fasax ka Haysan Kuma soo degi karto Buuhoodle”. ayuu yidhi Camey.

Sidoo kale waxaa Su’aalo laga waydiiyey Sababta uu Xiligan iyadoo dadku ay ku Jiraan Xaalad Abaareed iyo Xanuuno kale inuu Siyaasadeeyo Gar-gaarka, Waxaana la sheegay in Taariikh Xumadii ugu Waynayd ay Halkaasi maanta ka raacday Cabdixakiin Camey Taasi oo Bulshada oo dhan la yaab ku Noqotay.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada