Daawo :- Dood Liido ku dhexmartay RW. Khayre iyo Wiil Dhalinyaro ah ?

Daawo :- Dood Liido ku dhexmartay RW. Khayre iyo Wiil Dhalinyaro ah ?

daajis.com:- Raysal wasaaraha Soomaaliya Xasan cali Khayre ayaa Xeebta Liido ee magaalada Muqdisho waxay doodi xiiso badan ku dhexmartay Wiil dhalinyaro ah.


RW. Khayre ayaa marka hore si dagan u dhegaystay Aragtida iyo Su’aalaha uu Qabo Wiilkaan Soomaaliyeed, Wuxuuna Markaasi kadib si Wanaagsan uga Hadlay waxyaabihii uu diirada Saaray Wiilka dhalinyarada ah, Isagoona ugu danbayn u sheegay inay yihiin Hogaanka Mustaqbalka ee dalka u hadhi doona.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:53 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada