DAAWO: Xunuun ay Qarin jireen Maamulka Jigjiga oo Warbaahinta Caalamku ay Daaha ka qaaday Maanta.

DAAWO: Xunuun ay Qarin jireen Maamulka Jigjiga oo Warbaahinta Caalamku ay Daaha ka qaaday Maanta.

daajis.com:- Warbaahinta VOAda ayaa qabatay Wareysi Xasaasiyada wayn dhaliyey kaas oo lagu Sheegay Xanuunka Daacuunka oo mudo dheer ka jiray,deegaanada Soomaalida  ee ay Ethiopia Maamusho,deegaanka Wardheer ayey dadka oogu badan Xiligan ku dhinteen..

Madaxwaynaha Maamulka Kililka Cabdi Maxamuud Cumar ayaa horay u beeniyey in cudurkaasi jiro,balse Markii ay Warbaahintu Sheegtay Waxayna Sheegeen in ay direen dhakhaatiir iyo gurmarmad Caafimaad.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 08:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada