DAAWO LA-YAABKAAN: Ilmo seddax bil jira oo hooyadood kula hadlay erayo cajiib ah

DAAWO LA-YAABKAAN: Ilmo seddax bil jira oo hooyadood kula hadlay erayo cajiib ah

daajis.com:-  Gabar yar oo 13 todobaad kaliya dhalan ayaa si la yaab leh ula hadashay hooyadeed, iyadoo u muujiyay farxad iyo inay jeceshahay.

Hooyada dhashay oo reer Scotland ah ayaa baraha bulshada soo dhigtay gabadheeda yar iyadoo ku leh “I Love You” kadibna gabadha yar ee 13 todobaad dhalan ayaa ku celineysa “I Love You”.

Muuqaal oo baraha bulshada ku baahay ayaa dadkii ka fal celiyay ay la facajaceen, si degan u daawo muuqaalka gabadha yar.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 04:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada