DAAWO MUUQAAL: Maxbuus Ku Xiran Xabsiga Dhexe Ee Xamar Oo Waxyaabo Aan La Fileyn Ka Sheekeeyey

DAAWO MUUQAAL: Maxbuus Ku Xiran Xabsiga Dhexe Ee Xamar Oo Waxyaabo Aan La Fileyn Ka Sheekeeyey

daajis.com:- Waa Hubaal in qofka uu og yahay meesha uroon iyo Qalbigiisa meesha uu danta ka helayo,waxaana hadalkaan uga goleeyahay Muuqaal aan idiin soo gudbin doono.

Maxaabiis badan ayaa waxay ku jiraan hadda Xabsiga Dhexe Ee Xamar halkaasi oo lagu xiro dadka la xukumo Ee Dembiyada kala duwan lagu soo Eedeeyo Xabsi Ciqaabeed Xarig ahna ku qaata Halkaasi.


Maxbuus ka mid ah kuwa Mudada Sanadaha ku jira Xabsiga Dhexe Ee Xamar ayaa labo Ayaan ku tilmaamay xilligii Bashiir Goobe Xilka Hayey iyo Xuseen Cismaan uu hadda mar kale la wareegay Xilka Taliska Asluubta Soomaaliyeed.

Xasan Cismaan ayaa sheegay in Bashiir Goobe uu Qalbigooda ku reebay Xasuus Wanaagsan maadaama uu ahaa nin wanaagsan oo Maxaabiista ufiicnaa goobo Shaqo ahna uga dhex sameyey gudaha Xabsiga Lacagaha Ay Shaqeystaana Meel loogu shubo usameeyey.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 03:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada