DAAWO: Shacabka Isaaq ee Muqdisho ku nool oo kacay, Diyaarad lagu Qaado oo ay Codsadeen, Kadib Dilkii Mursal

DAAWO: Shacabka Isaaq ee Muqdisho ku nool oo kacay, Diyaarad lagu Qaado oo ay Codsadeen, Kadib Dilkii Mursal

daajis.com:- Shacabka kasoo jeeda Beesha Isaaq ee ku dhaqan magaalada Muqdisho, ayaa ka hadlay Dil dhowaan ka dhacay Muqdisho, Waxayna maamulka Somaliland ka Codsadeen inay Diyaarad usoo diraan ay Meydkooda ku Qaataan, Waxayna sheegeen inay Noqotay Koonfur Afrika Muqdisho, Islamarkaana waxay codsadeen Ninkii Dilkaasi Gaystay in Sharciga la horkeeno.


Darawalka Taliyihii hore ee nabadsugidda qaranka Gaafoow ayaa Magaalada Muqdisho ku dilay mid kamid ah kaaliyayaashii Maxkamadda sare ee Soomaaliya, Iyadoo Ninka la dilay magaciisa lagu sheegay Mursal Cumar Cismaan, waxaana dilay darawalka Gaafoow oo ay isku guri daganaayeen.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada