Daawo Video: Boqor Buur-Madow oo ka waramay Khilaaf kala qaybiyey Beesha Habarjeclo Iyo Shirar la isugu jawaabay

Daawo Video: Boqor Buur-Madow oo ka waramay Khilaaf kala qaybiyey Beesha Habarjeclo Iyo Shirar la isugu jawaabay

daajis.com:- Boqor Cismaan Buur-madow ayaa wuxuu ka hadlay Khilaaf kala qaybiyey beesha Habar-jeclo, Iyo Laba shir oo ay dhowaan Qabteen iyagoo Warbaahinta isaga Jawaabay.


Wuxuu sheegay inuu soo gaabin doono Safar uu ku joogo Debeda, Islamarkaana uu labada dhinacba la hadli doono, si loo Mideeyo in shir guud ay isugu timaado beesha uu kasoo jeedo, Wuxuuna Xusay inaan dhaqan loo lahaan jirin Kala qaybsanaan dhexdooda ah.

Buur-madow oo hadalka sii wata ayaa xusay in shirkaasi ay filayaan in lagu Midoobo, islamarkaana wuxuu sheegay inay ka ilaalin doonaan Siyaasad oo aan laga sheegi doonin Xisbiga ay ku Biirayaan.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:15 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada