Shaxda rasmiga ah kulanka Ac Milan vs As Roma – yaa kusoo bilowday kulanka San Siro?

Shaxda rasmiga ah kulanka Ac Milan vs As Roma – yaa kusoo bilowday kulanka San Siro?

daajis.com:- Tababare Vincenzo Montella ayaa ka hor imaanaya kooxdisii hore As Roma, wuxuuna isbadal yar ku sameeyay shaxdiisa isagoo si wadajir ah ugu soo bilaabay dhanka weerarka Suso, Lapadula iyo Deulofeu.

Montolivo ayaa kasoo muuqday kursiga keydka, halka Pasalic uu ka hormaray Locatelli.

Dhanka kale Francesco Totti ayaa kursiga keydka As Roma kusoo bilowday iyadoo Daniel De Rossi uu hogaaminayo kooxda ka dhisan caasimadda.

El Shaarawy ayaan kusoo bilaaban ay As Roma wajaheyso kooxdisii hore Ac Milan.

AC MILAN:

Donnarumma; De Sciglio, Cristian Zapata, Paletta, Vangioni; Pasalic, Sosa, Mati Fernandez; Suso, Lapadula, Deulofeu

KEYDKA:

torari, Plizzari, Gabbia, Gomez, Calabria, Montolivo, Locatelli, Bertolacci, Honda, Bacca, Ocampos, Cutrone

AS ROMA:

Szczesny; Emerson Palmieri, Manolas, Fazio, Juan Jesus; De Rossi, Paredes; Salah, Nainggolan, Perotti; Dzeko

KEYDKA:

Lobont, Alisson, Peres, Mario Rui, Vermaelen, Grenier, Gerson, El Shaarawy, Totti

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:54 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada