DAAWO LAYAABKA DUNIDA: Lamaanaha dad qalatada ah ee dhiiga iska jaqo

DAAWO LAYAABKA DUNIDA: Lamaanaha dad qalatada ah ee dhiiga iska jaqo

daajis.com:- Weli ma maqashay lamaane isku doortay inay dhiiga iska jaqaan mid walbana uu macaansado dhiigiisa. Waa arin layaab leh in lamaanahaan loogu magac daray Jaceylka qaniinyahada ama dad qalatada.

Lea and Tim ayaa labo sano ka hor isku bartay xaflad gaalada sameysato oo loogu yeero vampire “dad qalato” oo ay isugu yimaadaan dadka fikradaan aamisan ee dhiig iska jaqida lehna miciyaha dhaadheer ee bahalada oo kale.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada