DAAWO:- Sidee ayay Muqdisho usaameysay Wadooyinkii ay xirtay dowladda Soomaaliya?

DAAWO:- Sidee ayay Muqdisho usaameysay Wadooyinkii ay xirtay dowladda Soomaaliya?

daajis.com:- Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dhagxaan waxay ku xirtay qaar kamid ah waddooyinka magaalada Muqdisho, gaar ahaan jidcadayaasha soo galaya laamiyada.

Tani waxaa cabasho ka muujiyey qaar kamid ah shacabka Muqdisho oo sheegay in xaafadaha qaar haddii ay xaalad degdeg ah ka dhacdo aysan gaadiidka geli karin.

Waxay tilmaameen in muhiim ay tahay in sidii ay u furnaayeen jidcadayaasha la xiray loo furo, haddii amni sugis ay tahayna dowladda ay la timaado qaab kale oo ammaanka wax looga qabto.
HALKAAN HOOS KA DAAWO MUUQAALKA


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 03:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada