Daawo Video: Wasiirka Arimaha gudaha DF-Somalia Muxuu u tagay Garoowe ?

Daawo Video: Wasiirka Arimaha gudaha DF-Somalia Muxuu u tagay Garoowe ?

daajis.com:- Wafti uu hoggaaminayo wasiirka arrimaha gudaha ee dowladda Federaalka Cabdi Faarax Sicid Juxa ayaa soo gadhay magaalada Garoowe, Wuxuuna   boqolaal dadweyne kula hadlay badhtamaha  Garoowe (Barxada)  waxuxuuna ka hadlay muhiimada ay leedahay kawada shaqaynta amniga iyo is dhexgalka bulshadda Soomaliyeed.


Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa xarunta madaxtooyada ku qaabilay  Wasiir cabdi Faarax iyo waftigii uu hoggaaminayay oo  kasoo ambababaxay magaaladda Galkacayo, halkaasi oo ay goobjooga ka ahaayeen heshiis ay wada-gaareen Puntland iyo Galmudug, waxay kaloo kulamo la yeesheen  maamulada Galmudug iyo Puntland ee Galkacayo iyo odoyaasha labada dhinac.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada