MUUQAAL: Qaraxii Ka dhacay Saldhiga Degmada Waaberi ee Muqdisho iyo Khasaare Ba,an oo ka dhashay

MUUQAAL: Qaraxii Ka dhacay Saldhiga Degmada Waaberi ee Muqdisho iyo Khasaare Ba,an oo ka dhashay

daajis.com:- Ugu yaraan siddeed qof ayaa ku geeriyootay, tiro ka badanna waa ay ku dhaawacmeen qarax maanta ka dhacay Saldhigga booliska degmada Waaberi ee magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya.

Qarax oo loo adeegsaday baabuur nooca Surf loo yaqaan ayaa lala beegsaday saldhigga, sida uu kusoo warramay weriyaha VOA ee Muqdisho Axmed Xasan Colaad, oo ka ag dhowaa goobta qaraxa uu ka dhacay.


Baabuurka oo uu watay qof aan weli la aqoonsan ayaa la sheegay inuu ku leexiyey saldhigga, kadibna qaraxa uu dhacay.

Dadka dhintay ayaa waxaa ku jira haween badan oo marayey waddada iyo qaar ka mid ah ilaalada saldhigga.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:52 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada