Daawo:- Safiirka Ruushka u fadhiya Suudan oo meydkiisa laga helay gurigiisa

Daawo:- Safiirka Ruushka u fadhiya Suudan oo meydkiisa laga helay gurigiisa

daajis.com:- Safiirka Ruushka u fadhiya Sudan Mirgayas Shirinskiy ayaa meydkiisa laga helay gurigiisa, sida ay xaqiijiyeen Booliska Arbacadii shalay.


Afhayeen u hadlay Booliska ayaa u sheegay in Wakaalada wararka ee Reuters in Safiirka uu hayay xanuuno uu ka mid yahay dhiig karka, taasoo loo maleynayo inuu u geeriyooday.

Meydkiisa ayaa laga helay barkada dabaasha ah ee gurigiisa, waxaa lagu wadaa in meydkiisa loo dhoofiyo dalkiisa.

Wasaaradda Arrimaha dibadda Sudan ayaa ka tacsiyadeysay geerida Safiirka, waxaana ay ku bogaadiyay dadaalkiisa diblomaasiyadeed.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada