DAAWO:- Taliska Booliiska Gaalkacyo oo soo bandhigay Kooxo ka Ganacsada waxyaabaha Maanka dooriya

DAAWO:- Taliska Booliiska Gaalkacyo oo soo bandhigay Kooxo ka Ganacsada waxyaabaha Maanka dooriya

daajis.com:- Ciidamada Booliiska Maamulka Galmudug ee ku sugan magaalada Gaalkacyo ayaa waxa ay Gacanta ku dhigeen howlgal ay sameeyeen Kooxo ka Ganacsanayay waxyaabaha maanka dooriya.

Taliyaha Saldhigga ciidanka Booliiska magaalada gaalkacyo Cawil Nuur Rooble ayaa warbaahinta uga waramay howlgalkaan iyo waxyaabaha lagu soo qabtay, kuwaasi oo saxaafadda loogu soo bandhigay gudaha Saldhiga.

Ka ganacsiga Maandooriyaha ayaa muddooyinkii ugu dambeeyey ku soo badanayay magaalada Gaalkacyo,taas oo keentay in ciidamada Booliiska Galmudug ay bilaabaan howlgal ka dhan ah kooxahaas.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada