Daawo yaabka: Dooni muhaajiriin sida oo ku soo xiratay xeeb lagu dalxiiso oo ku taalla Yurub & Waxa dhacay (Video)

Daawo yaabka: Dooni muhaajiriin sida oo ku soo xiratay xeeb lagu dalxiiso oo ku taalla Yurub & Waxa dhacay (Video)

daajis.com:- Doon ay ka buuxaan muhaajiriin Afrikaan ah ayaa ku soo xiratay xeeb dad dalxiis ah ku raaxeysanayeen oo ku taalla Magaallada Cadiz ee koonfurta Spain.


Qaar ka mid ah dadkii dalxiiska ku qaadanayay xeebtaasi ayaa mobile ku soo duubay muuqaal, iyadoo doontii muhaajiriintu ay xeebta ku soo xiranayso kaddibna ay Magaallada ku yaacayaan inta aysan goobta soo gaarin ciidammada ammaanka.

Dadkan qaxootiga ah ayaa la rumeysan yahay in ay ka soo gudbeen xeebaha Gibraltar, iyagoo ka soo jeeda dalalka Waqooyiga Afrika.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:39 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada