MUUQAAL: Olole Xilka Looga Tuurayo Shariif Xasan oo Socda iyo Xildhibaan Ka tirsan DF-Soomaaliya oo ka hadlay

MUUQAAL: Olole Xilka Looga Tuurayo Shariif Xasan oo Socda iyo Xildhibaan Ka tirsan DF-Soomaaliya oo ka hadlay

daajis.com:- Xildhibaanada Koonfur Galbeed Soomaaliya iyo xildhibaanada dowlada Federaalka kuwooda ka soo jeeda maamul guboleedkaasi ayaa wada olole lagu doonayo in mooshin hore leh loogu keeno madaxweynaha Maamulka Koonfur galbeeb ee  Soomaaliya Mudane Shariif Xasan Sheekh Aadan oo lagu eedeynayo Qodobo dastuuri ah oo lagu sheegay in uu jebiyey.


Xildhibaan Idiris Cabdi oo kamid ah Xildhibaanada DF ee laga soo doortay K/Galbeed oo la hadlayey barnaamijka Bandhiga ee Tv-ga Universal xaruntiisa Muqdisho ayaa sheegay in Shariif Xasan uu jebiyey qodobo muhiim ah oo dastuuri ah isla markaana loo baahan yahay in lagula xisaabtamo.

Madaxda maamul goboleedyada Dalka ayaa Mudooyinkii ugu dambeeyay waxay Wajahayeen Culays uga imaanaya dhinaca Baarlamaanka, Iyadoona ay Baarlamaanku Rideen Madaxdii Galmudug iyo Hirshabeele Halka ay meesha ka sareen Wasiiradii Puntland


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:17 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada