MUUQAAL: Xisbiga wadani oo Jawaab siiyey Cadaani, Kana hadlay Xidhiidhka DF-Somalia iyo Xubnaha S.land

MUUQAAL: Xisbiga wadani oo Jawaab siiyey Cadaani, Kana hadlay Xidhiidhka DF-Somalia iyo Xubnaha S.land

daajis.com:- Afhayeenka Xisbiga Wadani Ibraahim Mahdi Buubaa oo maanta Warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeisa ayaa Jawaab adag ka bixiyey Hadalo kasoo yeedhay Wasiirka Warfaafinta maamulka Somaliland Cismaan Saxardiid Cadaani.


Wuxuu ka horyimid go’aankii uu Cadaani ku sheegay inay Gudoomiyaha ee Baarlamaanka Somaliland Rasmiga ah uu yahay Baashe Maxamed Faarax,  Wuxuuna sidoo kale ka difaacay eedayntii  uu u jeediyey C.raxmaan Talyanle isagoo ku sifeeyay ” Dhalaankii Hooyadii Dhalmada Baray” Siduu hadalka u dhigay.

Dhinaca kale wuxuuu sheegay inay Hayaan  Cadaynta Xidhiidh toos ah oo Xubnaha maamulka Somaliland ay Dawlaada Soomaaliya la leeyihiin, Iyagoona Codsiyo kala duwan u dirsada, Loona Fududeeyo Heshiisyada iyo waxyaabaha kale ee uga Xidhma DF-Somalia.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada