DAAWO: Itoobiya oo xirtay Xadka G/Hiiraan ay la wadaagto & Qoysas ku Xayiran Baladweyne

DAAWO: Itoobiya oo xirtay Xadka G/Hiiraan ay la wadaagto & Qoysas ku Xayiran Baladweyne

daajis.com:-Qoysaskaan oo ka soo jeeda Kilinka Shanaad ee is-maamulka Dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya oo mudo ku xayiran magaalada Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan ayaa baaq u jeediyay Dowladda Federaalka oo ku aadan in dalkooda dib loogu celiyo.

Qaar ka mid ah Qoysaska ku xayiran magaalada Baladweyne oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay iney u baahan yihiin in loo furo xadka Gobolka Hiiraan uu la wadaago Dowladda deegaanka Soomaalida Itoobiya oo mar hore la xiray.

Dadkaan ayaa ka yimid Gobolada Garowe,Muqdisho iyo Gaalkacyo waxayna hadda ku sugan yihiin Baladweyne oo dhibaatooyin ay ku heystaan.

Dadkaan cabanaya ayaa ka soo jeeda deegaanada Khalaafi iyo Mustaxiil.
HALKAAN KA DAAWO


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada